Shaati SWJ Cotton ah

$14.00

Description

Shaatigan waxaa sameeyay shirkadda SWJ, waa shirka Chinese ah, oo samaysa kaliya shaatiyada kuna takhasustay, dharkeeda waa kuwa ugu tayada wanaagsan dharka laga keeno, waxay u dhoofisaa daafaha adduunyada.

Waxaan idiin keenaa kuwa ugu qurxoon uguna tayada fiican.

Made in China, China ayaa lagu sameeyay.  Faahfaahin ku dhufo caalamadda + ee hoos ka muuqato whatsapp, call ama sms.

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.