Sale!

Cabaayad Design Dubai ah

$25.00

Description

Cabaayad Design ah DUBAI 2021. Cabirro kala dhuwan, waxaa lagu sameeyay Dalka UAE,  waxaa si khaas ah u design gareeyay Mrs. Khadiijo, waxaa laga sameeyay maro tayadeedu VIP tahay, waxaa loogu talo talay in ay ku labistaan gabdhaha jecel stylka iyo tayada marada oo waaraysa muddo dheer. waxaa lagu soo bandhigay Bandhig Fashion, waxayna heshay 10/10. Made in UAE.

Si aad u iibsatid guji “BUY” ama nagala soo xiriir whatsapp adigoo riixaya caalamadda + ee hoos ku taalo

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.