Sale!

Buugga Doolaal

$25.00

7 in stock

Category:

Description

Waxaa Qoray:- Maxamed Yuusuf Badda.

DOOLAAL Waa buug si bilicsan loo xardhey,loona doorey muuqaal sare oo indhaha soo jiidanaya. Waa khariidada aduunka oo dhinaca sare ee jaldiga hore ku fidsan, dhinaca hoosena ay ku muujisan tahay buurtii Naaso Hablood ee magaalao madaxda dalka Soomaaliland ee Hargeysa.  Inta aanad buugga gudagelin ayaa muuqaaladaasi kugu ridayaan inuu buuggu socdaal dheer ku marin doono. Socdaalkaasi oo ka bilaabmaya magaalada Hargeysa, ka dibna kolba dhinaca kuula jibaaxaya aduunka. Dareenka ka dhasha socdaalakaasi wuxuu kugu beerayaa in aad u xadhko xidhato, yeelatana dulqaad badan.

 

Additional information

Size

A5

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.