Description
Waa Chromecast loogu taala galay in lagu xirto TV ga, kaas oo ka dhigay Digital TV ga aad isticmaalayso mid smart eh oo kuu suurta galin kara inaad TV gaaga ku xirto Internet kuna daawato NETFLIX, YouTube, Amazon Prime ama Appka Bidhaan TV ama wixii kale ee Aad jeceshahay
Reviews
There are no reviews yet.