Sale!

Fatashaari Jodhbuuri – Mandrin Collar

$33.99

Available on backorder

Description

Fatashaarigu waa kaliya jaakadda lama socdo, Sarwaal, waana dalab waxaana dalabkaaga lagu diyaarinayaa 7 maalmood shaqo gudahood, waxaadna noo soo diraysaa cabirkaaga, ama anaga ayaa kuugu imaanayna halka aad ku sugan tahay si aanu kuu cabirno.

Cabirradu waa diyaar waawayn iyo yaryarba, marada laga sameeyay waxaad ka dooran kartaa sampalladda aan kuu keeno ama kuu soo dirno kaddib marka aan kula soo xidhiidhno, maradu waxaa weeye mid jilcan oo tayo la hubo leh. Waxaana lagu sameeyay Dalka Turkiga.

Haddii aad faahfaahin dheeri ah u baahato fadlan nagala soo xidhiidh Whatsapp ama naga soo wac lambarka whatsappka ah ee ku jira appka qaybta hoose ee message-ka.

Soo dhowoow

Additional information

Size

All sizes are available upon oder

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.