Description
Finaanaddan Polaha ah waa mid tayo sare leh, waana Digital, midabkeeda ma dhaqmayo, waana dun 100%.
Finaanaddan waxaa lagu sameeyay Dalka Turkiga, waxaana lagu saleeyay tayada dharka loo dhoofiyo Dalalka Yurub iyo Maraykanka.
Finaanaddan, marka aad xiratid waxay si qumaati ah u soo saaraysaa quruxdaada, waxay kugu biirinaysaa qurux iyo style.
Haddaba marka aad iibsatid, fadlan nala soo wadaag sawirkeeda, waxaan isku dayaynaa inaan post garayno baraha bulshada.
wixii faahfaahin ah, fadlan nagala soo xiriir whatsapp, adiga oo ku dhufanaya caalamadda + ee hoos ku qoran.
soo dhowoow.
Reviews
There are no reviews yet.