Description
Saacadda Yazole, waa Brand caan ka ah Dalka China, waana tayo la mid tayada ay China u samayso Dalalka Yurub iyo Maraykanka, waxaana lagu soo xulay qurux, qiimo iyo tayo sare oo la jaanqaadi karto Stylka Soomaalida iyo dalalka deriska ah.
Waxaa lagu sameeyay China
Yazole, Faahfaahin ku dhufo caalamadda + ee hoos ka muuqato whatsapp, call ama sms.
Reviews
There are no reviews yet.