Description
Shaatigan waa sameeyay shirkadda Daflin, waa shirka Turkey ah, oo samaysa kaliya shaatiyada kuna takhasustay, dharkeeda waa kuwa ugu tayada wanaagsan dharka laga keeno, waxay u dhoofisaa daafaha adduunyada.
Waxaan idiin keenay kuwa ugu qurxoon uguna tayada fiican.
Made in Turkey, Turki ayaa lagu sameeyay. Faahfaahin ku dhufo caalamadda + ee hoos ka muuqato whatsapp, call ama sms.
Reviews
There are no reviews yet.